29
Sep
Gudoomiyaha xiriirka guud ee ururka shaqaalaha dowladda mudane cabdirisaaq macalin cilmi wuxuu hambalyo u dirayaa ummadda soomaaliyaad
Gudoomiyaha xiriirka guud ee ururka shaqaalaha dowladda mudane cabdirisaaq macalin cilmi wuxuu hambalyo u dirayaa ummadda soomaaliyaad guud ahaan munaadabadda 1da luuliyo oo ah xornimadii gobolada koofureed ee soomaaliya iyo midowgii waqooyi iyo koofurta soomaaliya
Gudoomiyuhu wuxuu hambalyo qaasa u dirayaa shaqaala weynaha dowladda kaalintii mugga leheyd eey ka qaateen dabaaldegii maalmaha xorriyadda soomaaliya waxaanan leeyahay sanadkaan sanadkiisa samo ku gaara.