Welcome to Somali Public Workers Union

Guddoomiyaha Xiriirka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Dowladda

29 Sep

Guddoomiyaha Xiriirka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Dowladda

 

Guddoomiyaha Xiriirka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Dowladda ( SOMALI PUBLIC WORKERS UNION) Mudane. Cabdirisaaq Macalin Cilmi , Ku Xigeenadiisa ,
Guddiga Fulinta iyo dhamaan xubanaha Waxay hambalyo u dirayaan
Wakiil cusub ee xiriikka ururka shaqaalaha dowladda ee Bari Africa Mudane :Abdullahi Bashiir Abdinur (Ducaalle ) oo loo magacabay wakiilka cusub ee ururka shaqaalaha dowladda

Xilkaas culus ee laguu magacaabay alle waxaan kaaga baryeynaa Xilkaas culus ee loo magacaabay in uu alle kuu fududeeyo

Ururka waxa uu diyaar kula yahay gacan siinta waajibaadkaaga si shaqaalaha jooga ama booqanaayo bari africa aad gacan u siisid

Shaqo wacan