29
Sep
Guddoomiyaha Xiriirka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Dowladda
Guddoomiyaha Xiriirka Guud Ee Ururada Shaqaalaha Dowladda ( SOMALI PUBLIC WORKERS UNION) Mudane. Cabdirisaaq Macalin Cilmi , Ku Xigeenadiisa ,
Guddiga Fulinta iyo dhamaan xubanaha Waxay hambalyo u dirayaan Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho
Oo magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadd
Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).