Welcome to Somali Public Workers Union

Abdirizaaq Moalim elmi iyo xubano kale oo xariirka ururka shaqaalaha dowlada ayaa

29 Sep

Abdirizaaq Moalim elmi iyo xubano kale oo xariirka ururka shaqaalaha dowlada ayaa

Gudoomiyaha xariirka ururka shaqaalaha dowlada Abdirizaaq Moalim elmi iyo xubano kale oo xariirka ururka shaqaalaha dowlada ayaa maanta waxa uu ka qeybgalay soo dhaweynta madaxweynha dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti H. E Ismail Omar Geele
Hambalyo mudane madaxweyne